oggolaysiin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg oggolaysii. oggolaysii

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oggolaysiin

yeelsii [f.g/lg2] (-iiyay, -iisay)
Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.

farabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.

sidig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dkay, -digtay; -dki)
Hal geel ah ilmo aysan dhalin oggolaysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg