ogog
(m.l)

Meel, wax iwm hareeraheeda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogog

ogogleh [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lahaa, -lahayd)
Ku o.: wax, meel kale u dhow ahaansho.

hogoggoli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.

hogoggolin [m.f.dh]
eeg hogoggoli.

xogogaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
X. ah: qof si wanaagsan ula socda xog jirta ama sida wax dhacay u dhaceen.

xogogaalnimo [m.dh]
Xogogaal ahaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg