ohon
(m.dh)

Badar, beer ka soo go'ay inta loogu talaggalay in la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ohon

bohon [m.l] (-nno, m.dh)
Orgi wan iwm oo aan wax boodi karin.

bohonnimo [m.dh]
Bohon ahaansho.

dhohondhoh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Nafley, bogga iyo caloosha isku dhegid baahi darteed.

dhohondhohid [m.f.dh]
eeg dhohondhoh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg