olkee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-keeyay, -keysay)

Hees iwm cod macaan oo dheer ku qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh olkee

olkeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg olkee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg