ollog
(m.l) (-gyo, m.dh)1. Daymo, fiiro. 2. Dhowaan. 3. Deris.
ollog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Wax si gaar ah u dayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ollog ↴
ollogid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ollog².
ollogleh [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lahaa, -lahayd)
U o.: wax meel u dhow ahaansho.
jiiraan [m.l] (-nno, m.dh)
Dad guryohoodu isu dhawyihiin; deris; ollog. ld jaaraan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg