olol
(m.l) (-llo, m.dh)1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.
olol
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-olay, -oshay)1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh olol ↴
ololayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ololee. ld ol'olayn.
olole [m.l]
ld ol'ole.
ol'ole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl, arrin iwm. ld olole.
ololee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ol'olee.
ol'olee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Olole samayn. ld ololee.
ol'oleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ol'olee. ld ololeyn.
ololi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab olol u yeelid. 2. Wax dab qabadsiin.
ololid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg olol².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg