ololee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)ld ol'olee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ololee ↴
ololayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ololee. ld ol'olayn.
ol'olee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Olole samayn. ld ololee.
taariikh-nololeed [m.l]
Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.
barashada baali-nololeed [m.dh]
(taar.) Cilmiga ku saabsan nolosha dhulka dushiisa waqtigii hore, taasoo aan ku ogaanayno barashada lafihii hore.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg