ololid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg olol².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ololid

awlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Geel badan si wadajir ah u ololid.

bololid [m.f.dh]
eeg bolol². ld bolol¹ (3).

dhololid [m.f.dh]
eeg dholol.

galoof-olol [m.l]
1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.

galoof-olol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.

galoof-ololid [m.f.dh]
eeg galoof-olol². ld galoof-olol¹ (2).

gooh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid.

olol [m.l] (-llo, m.dh)
1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.

olol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg