ood
(m.dh)1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.
ood
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka daboolid.
Laamadood*
Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid.
Macne Dheeraad ah
Waa "laamaddood" ee raali ahaada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ood ↴
aabyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg aabyoo. aabyoo
xaafood [m.l]
Qashin biyo fadhiya ama socda soo tufaan.
edebdarrood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg edebdarroo. edebdarroo
faajafajood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faajafaajoo. faajafaajoo
faalaxgooddi [m.l]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
ld falaxgooddi². falaxgooddi
faalaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddis [m.l]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddiyid [m.dh]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faallood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faalloo. faalloo
o [m.dh]
(o') Xarafka shan iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.