oodaale
(m.l)

Badar uu dhalo geed digir ah oo fufay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodaale

Moodaale []
Roob Maqribkii da'a.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg