oodafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

1. Cid aflagaaddo gaarsiin 2. Xero afka ood ka saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodafee

oodafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodafee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg