oodafo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodafo

afyaal [m.l]
1. Hoggaamiye; horyaal. 2. Qof cid u qaabbilsan soo dhoweynta. 3. Aftahan. 4. Oodafo. 5. Mir ka duwan iniinaha tusbaxa, dheer, oo soo ooda taxa tusbaxa.

dhacan [m.dh] (-cmo, m.l)
Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg