ooddin
(m.dh)

Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ooddin

faalaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid

nabar [m.l] (-bro, m.l/-rro, m.dh)
1. Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon. 2. Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday. 3. Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.

falaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddyid.

foolaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddiyid.

gooddin [m.dh]
ld gooddiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg