oodee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Xero iwm ood saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodee

oodayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodee.

xad-awoodeed [m.dh] (-dad ..., m.l)
(qaan.) Awood maxkamad sharciyeed ama madax sare oo ku gaara go'aan ama fuliya sharci.

boodee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).

ikaynoodeermaata [m.dh]
(baay.) Faylam wanqaran gacaneed laf dhabarla' ah oo had iyo jeer leh shan fallaadhood oo unugyo badanley ah, kuna nolol degaan badeed. Tusaale ah: kalluun xiddigeed. Faylamkani ma laha madax iyo habdhis dareenwade.

qoodee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
Xoolo si isdabajoog ah u socosho.

ood [m.dh]
1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.

ood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka daboolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg