oodeyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodeyso

oodeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodeyso. ld oodeysi.

qoodeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax kaltan u gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg