oodgeddiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-istay, -isatay)

ld oodrogo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodgeddiso

oodrogo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.

oodgeddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg