oodid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ood².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodid ↴
awoodid [m.f.dh]
eeg awood².
baroodid [m.f.dh]
eeg barood². ld barood¹ (1), karood¹, karoodid.
boodid [m.f.dh]
eeg bod.
dhexboodboodid [m.f.dh]
eeg dhexboodbood.
dhoodid [m.f.dh]
eeg dhood².
dibboodid [m.f.dh]
eeg dibbood².
doodid [m.f.dh]
eeg dood³. ld doodis.
gadoodid [m.f.dh]
eeg gadood². ld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.
gandoodid [m.dh]
ld qandoodi.
ood [m.dh]
1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.
ood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka daboolid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg