oodqaad
(m.l)

ld geedqaad¹.

oodqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

ld geedqaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodqaad

oodqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld geedqaadid.

geedqaad [m.l]
1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.

geedqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aaday, -aatay)
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.

geedqaadid [m.f.dh]
eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg