oofso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Arrin fushasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofso ↴
oofsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofso.
dhoofso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Badeeco dal kale u iibgeysasho.
foofso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoolo daaq geysasho. ld soofso.
soofso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld foofso.
oof [m.dh]
1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg