oogan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)1. Dab wax la oogay noqosho. 2. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
oogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)1. Dab wax la oogay ahaansho. 2. Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad). 3. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oogan ↴
oogmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oogan¹.
oognaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oogan². ld oognaansho.
taaloogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax taaloog leh ahaansho (qof).
aloogan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
aloogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
foogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
hagoogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax hagoog leh ahaansho.
isloogan [m.l] (-nno, m.dh)
Halkudhegyo qeexaya ujeeddo.