oohin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg oohi. ld boohin.
oohin
(m.dh)Dareen qofka ilmo ka keena.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oohin ↴
yaboohin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohi. ld yaboohis. yaboohi, yaboohis
oohi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka o.: cid oohin ka keenid. ld boohi, ooy.
aammusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hadal, qaylo ama oohin cid ka celin. Tus. “Carruurta ka aammusi qofka jirran”.
beercaddaad [m.l]
1. Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan. 2. ld beercaddaansho.
boohin [m.dh]
ld oohin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg