oon
(m.l)

Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.

oon
(m.dh)

Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.

oon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Biyo rabid.

Boon*

Bocool weyn oo inta badan ka  samaysan Gees oo la yeeriyo xilliyada colaadaha ama arrin degdeg ahi jirto si dadka loogu digo. = Buun


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

siloon*

Waa qof wax ka khaldanyihiin oo wareersan, ama waalan, jahwareersan. lamid Silloon.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*

Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oon

haacoonimo [m.dh]
Haaco ahaansho (qof).

udgoon [m.l]
1. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug. udug, carfoon

udgoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ur la jecleysto leh ahaansho.

udgoonaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udgoon². ld udgoonaansho. udgoon, udgoonaansho

udgoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld udgoonaan. udgoonaan

udgoonayn [m.dh]
ld udgin. udgin

udgoonee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld udgi. udgi

udgoonsad [m.l]
ld udgoonsasho. udgoonsasho

udgoonsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udgoonso. ld udgoonsad. udgoonso, udgoonsad

udgoonso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Udgoon isku shubid.

o [m.dh]
(o') Xarafka shan iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg