oorow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Ooro qaad (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oorow

ooroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oorow.

uumihoorow [m.l]
(fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.

oor [m.l]
Miro yaryar oo udgoon oo ay dumarku isku carfiyaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg