ooryawalaalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ooryawalaalow

ooryawalaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooryawalaalow. ld ooryowalaaloobid.

ooryowalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ooryawalaalow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg