ooyid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ooy. ld booyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ooyid ↴
balaambal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal².
booyid [m.dh]
ld ooyid.
hooyid [m.f.dh]
eeg hoo².
qambaruurso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
ooy [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yay, -yday; -yi)
Oohin sameyn. ld booy.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg