qaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1). qaabi
qaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax qaab loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaban ↴
qaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaab u yeelid.
2. Caano qaab ku darid. ld qaab², qaaban¹
(1). qaab, qaaban
qaabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaban¹. qaaban
qaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaban². ld qaabnaansho.
ciqaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Cid, wax la ciqaabay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg