qaabdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax qaab xun ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabdaran

qaabdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabdaran. ld qaabdarnaansho. qaabdaran, qaabdarnaansho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg