qaabid
(m.dh)

ld qaabin. qaabin

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabid

qaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabi. ld qaabid. qaabi, qaabid

ciqaabid [m.f.dh]
eeg ciqaab².

danqaabid [m.f.dh]
eeg danqaab². ld danqaab¹, danqaabo.

qiiqaabid [m.dh]
ld qaacid.

qaab [m.l] (-bab, m.l)
1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.

qaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld qaabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg