qaabis
(m.l)1. Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo. 2. Q. ah: caana garoor ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabis ↴
wejihi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg