qaabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-amaa, -amayd)

Wax qaab wanaagsan leh noqosho.

qaabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qaab leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabsan

qaabsamaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabsan¹. ld qaabsamaansho, qaabsami (2).

qaabsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabsan². ld qaabsanaansho.

qaabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaabsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg