qaabxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabxun

qaabdarro [m.dh]
Qaab xumaanta ay wax leeyihiin; qaabxun. ld qaabdarri. qaabdarri, qaabxun

qaabxumaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabxun. ld qaabxumaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg