qaaddiro
(m.dh)Caajis, daal iyo hurdo la'aan ka yimaada cunidda qaadka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaddiro ↴
qaaddi [m.l]
ld qaalli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg