qaajabbeel
(m.l)Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.
qaajabbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaajabbeel ↴
gaajabbeel [m.l]
Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹. qaajabbeel
gaajabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel². qaajabbeel
gaajabbeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaajabbeel². ld qaajabbeelid. gaajabbeel, qaajabbeelid
qaajabbeelid [m.dh]
ld gaajabbeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg