qaalli
(m.l) (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh)

Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalli

qaaddi [m.l]
ld qaalli.

xaakin [m.l]
1. (-nno/-immo, m.dh) Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo. 2. Qof aan eex samayn.

qalqaalli [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: wiil rabsho badan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg