qaalmarrogad
(m.l)Rogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalmarrogad ↴
qaalmarrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg