qaalmarrogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

Qaalmarrogad samayn. ld qaalaamarrogo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalmarrogo

qaalaamarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld qaalmarrogo.

qaalmarrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg