qaalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

ld qaaliyow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalow

qaaliyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax qaali noqosho. ld qaalow.

dhaqaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.

qaal [m.dh]
1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg