qaaqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qamay, -qantay)

Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaqan

qaaqamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqan.

qaarqaaqan [m.l]
Q. ah: geed aan hoos badan lahayn.

qaaq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama qaylo ama ci.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg