qaaqle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof qaylo iyo dhib badan. 2. Qof aan waxba haysan. 3. Nin xishood yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaqle

qaaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal aan macno lahayn sheegid.

qaaqleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqlee.

geed-qaaqle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dhirta inteeda sunta le.

qaaq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama qaylo ama ci.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg