qaaraami
(m.l)1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaraami ↴
qaaraamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaraan².
qaraami [m.l]
ld qaaraami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg