qaare
(m.l)

ld qaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaare

qaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur. 2. Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld

qaare qaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ubax, caleen iwm dhadid.

qaarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaree.

qaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Nafley ul weyn ku garaacid.

danqaare [m.l]
ld danqaaro.

dunqaare [m.l]
1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).

dunqaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Weel-caanood dalool yar u yeelid.

dunqaareyn [m.f.dh]
eeg dunqaaree.

hanqaare [m.l]
1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg