qabweynaan
(m.f.dh)

eeg qabweyn. ld qabweynaansho, qabweyni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabweynaan

qabweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabweynaan.

qabweyni [m.dh]
Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg