qabweyni
(m.dh)

Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabweyni

mukur [m.l]
Isyeelyeel qabweyni ku jirto.

qabweynaan [m.f.dh]
eeg qabweyn. ld qabweynaansho, qabweyni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg