qadaadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Koor wax la qadaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadaadan

qadaadnaan [m.f.dh]
eeg qadaadan. ld qadaadnaansho.

qadaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Madaxa docdiisa dambe; jeego.

qadaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg