qaddacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la'ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddacan

qaddacnaan [m.f.dh]
eeg qaddacan. ld qaddacnaansho.

qaddac [m.l]
1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.

qaddac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -dici)
1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg