qadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld qatan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadsan

luun [m.l] (-uumo, m.l)
1. Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay. 2. Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil. 3. Hammuun, qadsanaar.

qadsanaan [m.f.dh]
ld qatanaan.

qadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qatanaan.

qadsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld qatanow.

qatan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho. 2. Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.

qatanaan [m.dh]
ld qadsanaan, qadsanaansho, qatanaansho.

qatanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg