qafaalo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-aashay, -aalatay)

Cid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafaalo

qafaalasho [m.f.dh]
eeg qafaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg