qafal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafal

qafalmardax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.

qafalmarjac [m.l]
ld qafalmardax.

qaflid [m.f.dh]
eeg qafal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg