qafalmardax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafalmardax

qafalmarjac [m.l]
ld qafalmardax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg