qafalmarjac
(m.l)

ld qafalmardax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafalmarjac

qafalmardax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg